Sign in to follow this  
Deeq A.

Gobolka Tigray oo dib loo hawlgeliyay Isgaarsiinta Taleefonnada

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirkada kaliya ee Taleefanada ee ka jirta Itoobiya ee lagu magacaabo Ethio -Telecom ayaa sheegtay in adeegii Taleefanada qeybo ka mid ah Gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya uu haatan shaqeynayo.

Shirkadu waxay sheegtay Taleefannada oo hawada ka maqnaa mudo 3 isbuuc ah sababo la xiriira xiisadaha ka jiray Gobolka, hadda meelaha qaar ay shaqeynayaan inta dhimana ay gacanta ku hayaan.

Shirkadu waxa ay sheegtay in ay gacanta ku heyso dayac tirka qalabka isgaarsiinta ay waxyeeladu gaartay islamarkaana  kaashanayso shirkada korontada Itoobiya, si  adeega korontada loo soo celiyo.

PUNTLAND POST

The post Gobolka Tigray oo dib loo hawlgeliyay Isgaarsiinta Taleefonnada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this