Sign in to follow this  
Deeq A.

Mid Kamid Ah Saraakiisha Ugu Sarreysa TPLF Oo Isku Dhiibtay Dowladda Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Makalle)-Guddoomiyihii hore ee Aqalka Sare ee Itoobiya Keria Ibraahim oo kamid aheyd saraakiisha ugu sarreysa TPLF ayaa isku dhiibtay ciidammada Itoobiya kaddib markii ay la wareegeen caasimadda Tigray ee Mekelle.

Keria Ibraahim ayaa bishii Juun iska casishay xilka afhayeenka aqalka sare kaddib markii baarlamaanka Itoobiya ay u coddeeyeen in dib loo dhigo doorashada cudurka Covid-19 awgii.

Waxa ay xilliggaas Abiy ku eedeysay in uu ku xadgudbayo sharciga dalkaas.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this