Sign in to follow this  
Deeq A.

Garoowe: Khasaare Ka Dhashay Shilka Diyaaradda Air Djibouti

Recommended Posts

Deeq A.   

Diyaaradda Air Djibouti ayaa goordhow waxaa ay shil ku gashay magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland.

Warar ay Goobjoog News ka heshay halkaasi ayaa sheegaya in shilkaas aanu ka dhalan khasaare nafeed, balse ay waxyeelo soo gaartay diyaaradda.

Ilaa hadda lama oga sababta keentay shilka diyaaradda, sida la sheegao laakin waxaa socdo baaris arrimahan la xiriira.

Wixii warar ah oo kusoo kordha, halkan kala soco.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this