Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Guurtidda Somaliland Oo Maanta Loo Gudbiyay Mooshin Ka Dhan Ah Hay’adda UNDP

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Shir-guddoonka golaha guurtidda Somaliland ayaa maanta loo gudbiyay mooshin ka dhan ah hay’adda UNDP, taas oo ay ku eedeeyeen in ay golaha faro-gelin.

Xildhibaanada Mooshinkan gudbiyay ayaa dhan 15 mudane.

Xildhibaanada warbaahinta la hadlay ee faahfaahiyay nuxurka mooshinkaasi , xildhibaan Cabdocasiis Maxamed Gaaxnuug, iyo xildhibaan Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Ilkacase, halkan hoose ka DAAWO guddoomiye Saleebaan oo shalay ka hadlay arrimahan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this