Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda oo xilka la wareegay

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay Munaasabad uu Xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arimaha Dibadda taasi oo ka dhacday Xarunta Wasaaradda.

Munaasabadaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Fadraalka ah Wasiiro hore Xildhibaano iyo Safiiro.

ugu horeyn ayaa waxaa halkaas ka Hadlay Gudoomiyaha Gudiga Arimaha dibadda ee Baarlamaanka fadraalka ah ee Soomaaliya Xildhibaan Biixi Cige.

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arimaha Dibadda Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Wasiirka ay ku soo dhaweynayaan Masuuliyada Cusub ee loo igmaday.

Wasiiraka Cusub ee Wasaaradda Arimaha Dibadda mudane Maxamed Cabdirisaq Maxamuud Abuubakar ayaa sheegay inuu sii amba qaadayo shaqada Wasaardda Hogaankeeda uu qabtay.

3ff430eb-c448-4179-a673-872a0a9858e9.jpg06ed9266-f6f8-4de0-b7e8-38be87d66fd5.jpg6c32329a-e233-496b-97cb-c37c60a07514.jpg6f4238cc-348c-4396-a3a0-778837c2c84c.jpg7b8d2025-e760-4c64-8ada-3e1f14d3d8a3.jpg7f4837e8-9a3b-4791-8e6b-912d8b3662ae.jpg9a492450-1218-419a-a536-cba6c03c3311.jpg38ce9564-5d78-4ea3-90e0-6322b066987e.jpg54f2cdee-9094-4d25-979f-a1c2de14d1dd.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this