Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqriso: Magacyada dhalinyaradii ku dhintay qaraxii Gelato Divino

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa weli isa soo taraya khasaaraha ka dhashay qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay maqaayadda Gelato Divino oo ku taalla dhanka wadada garoonka Aadan Cadde.

Qaraxa oo uu fuliyey ruu isku soo xiray walxaha qarxa ayaa waxaa uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Inta la xaqiijiyey ugu yaraan 8 qof oo dhalinyaro ahaa ayaa ku dhintay qaraxaasi, iyadoona ay ku dhaawacmeen tiro kale oo intaasi ka badan.

Halkan hoose ka aqriso magacyada dhalinyarada ku geeriyootay qaraxaasi:-

1-Ibraahim Cabdi

2-Bishaar Cabdiqaadir

3-Cabdullaahi Cabdi Jaamac

4-Cabdirisaaq Uk

5-Cabdullaahi Suldaan

6-Cabdirashiid Taaraa

7-Cali Yare

8-Cabdullaahi  Suudaani.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this