Sign in to follow this  
Deeq A.

Shirka musharraxiinta oo laga soo saaray war-murtiyeed 18 qodob ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Muqdisho waxaa maanta lagu soo gaba-gabeeyey shirkii musharraxiinta mucaaradka oo qaatay muddo lix cisho ah, kaas oo looga hadlay doorashooyinka.

War-murtiyeed ka kooban 18 qodob ayaa laga soo saaray gaba-gabada shirkan oo intiisa looga hadlay doorashada 2020/2021-ka iyo xaaladda guud ee dalka.

Sidoo kale go’aannada shirka ka soo baxay ayaa loo kala qaaday 1-go’aanka maamulka doorashooyinka, 2-go’aanka ammaanka doorashooyinka &  3-go’aanno guud.

Halkan hoose ka aqriso:-

123

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this