Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Saaka Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Lix Qof Iyo Magacyadooda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Mandheera)-Duleedka xabsiga Mandheera waxa saaka waxa dil toogasho ah lagu fuliyay lix gacan-ku-dhiigle oo ay hore maxkamado dil ugu xukumeen kadib markii uu ku cadaatay inay marxuum qudha kaga jareen siyaabo kala duwan.

Magacyada marxuumiinta la toogtay ayaa kala ahaa:

1- Yaasiin Maxamed Yuusuf

2-Sharmaarke Sahal Oogle

3-Quulle Maxamed Cilmi

4-Khaalid Cabdi Xaydar

5-khadar Maxamed Warsame

6-Cabdikariim Maxamed Mahdi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this