Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’isulwasaarahii hore ee Sudan Sadiq al-Mahdi oo Coronavirus u dhintay

Recommended Posts

Deeq A.   

Sadiq al-Mahdi  oo haa siyaasi caan ah iyo wadaad dhanka diinta oo Sudan iyo dunidaba magac ku lahaa ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka imaaraadka saakay oo khamiis ah .

Wuxuu ahaa ra’isulwasaarahii ugu danbeeyay ee Sudan kaas oo si xor ah loo doorto waxaana afganbiyay ciidanka oo talada la wareegay 1989 markaas oo Al-Bashiir majaraha Sudan qabtay.

Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in uu u dhintay xanuu ka Coronavirus.

Sadiq al-Mahdi  oo ahaa 84 jir wuxuu ra’isulwasaare ka soo noqday Sudan labo goor oo kala ahaa 1966 ilaa 1967 sidoo kale 1986 ilaa 1989.

PUNTLAND POST

The post Ra’isulwasaarahii hore ee Sudan Sadiq al-Mahdi oo Coronavirus u dhintay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this