Sign in to follow this  
Deeq A.

Ayax fara badan oo ku degay xaafadaha magaalada Cadaado

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Cadaado waxaa gudaha u soo galay Ayax aad u tiro badan oo u socdo raxan raxan kuna dagay geedaha lagu beerey guryaha magaalada.

Cadaado oo aad u dhiraysan lehna goobo lagu keydiyo dhirta iyo goobo dalxiis oo ay ku beeranyihiin nuucyada kala duwan ee Geedaha ayuu halis ku yahay cayayaanka Ayaxa.

20-kii bishaan ayaa hay’adda FAO waxay sheegtay in Korankorada Ayaxu ku dhalay qeybo ka mid ah Galmudug ay is uruursaneyso taas oo keeni karto halis dhanka deegaanka ah

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this