Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Ra’iisul wasaare Rooble oo kulamo ka bilaabay Baydhabo

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudne Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magaalada Baydhabo kulan kula qaatay odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed.

Rooble ayaa odayaasha dhaqanka uga warramay ujeeddada socdaalkiisa Koonfur Galbeed, isagoo kula dardaarmay inay sii xoojiyaan kaalintooda ku aaddan nabadgalyada, la dagaallanka Al-Shabaab iyo isku haynta iyo heshiisiinta bulshada.

Sidoo kale waxa uu Ra’iisul wasaaruhu tilmaamay in ay muhiim tahay in odayaasha dhaqanka iyo guud ahaan bulshadu ka qeyb qaataan la dagaallanka Al-Shabaab.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

127087936_711110872858886_6886024704905507280_n 126376618_711089936194313_1429830827493024776_n 126508991_711110996192207_5353527253881855610_n 126998418_711090029527637_731235051392788577_n 127021874_711110829525557_6795399293348164054_n 127081779_711089986194308_8735690657152689775_n 127082192_711110789525561_6655405658888596660_n

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this