Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhaqanka iyo Bulshada Rayidka oo Ku Biiray Shirka Musharaxiinta

Recommended Posts

Deeq A.   

Odayaaha dhaqanka iyo bulshada rayidka ayaa ka qeyb galay shirka wadatshiga midawga Musharrixiinta oo maanta ay u aheyd maalintiisii labaad.

Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ayaa musharrixiinta ku biirayey  talooyinkooda ku aadan qabashada doorashooyin la isla ogolyahay oo si xalaal ah ku dhaca.

Shirkaan ayaa lagu wadaa in maalinta bari galinkiisa dambe uu soo gabagaboobo, halkaasna looga dhawaaqo madal ay musharaxiintu ku midaysan yihiin iyo war-murtiyeedka  wixii lagu heshiiyey.

3

10

4

2

1

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this