Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa qoraal ku soo saaray Habraaca maamulka Doorashada Xildhibaannada labada Gole ee ka soo jeedda Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Qoraalka ayaa lagu shaaciyay shuruudaha soo xulidda guddiyada doorashada Xildhibaannada labada Aqal ee Gobolada Waqooyi, Asteynta kuraasta xildhibaannada kasoo jeeda gobolada Waqooyi, habraaca xulista Ergooyinka dooranaya Golaha Shacabka & Aqalka Sare, dhismaha maamulka sare ee degaan doorashada, korjogteynta doorashada iyo amniga Goobta doorashada.

Hoos ka akhriso Qoraalka oo Guddoomiyaha Aqalka sare

4-11.jpg?resize=1000%2C1405&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddoomiyaha Aqalka Sare oo soo saaray Habraaca Doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this