Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Laabatay War Ay Ka Soo Saartay Mowqifkeeda Dagaalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Dowladda Soomaaliya ayaa ka laabatay qoraal markii hore lagu shaaciyay bogga Twitter -ka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la xidhiidhay mowqifka dowladda ee dagaalka ka soconaya Waqooyiga dalka Itoobiya.

Qoraalkan oo warbaahintu qaadatay ayaa si deg deg ah markii danbe looga saaray bogga Twitter -ka Wasaarradda waxaana lagu sheegay in uu ahaa qoraal aan sax aheyn kana turjumeynin mowqifka dowladda Soomaaliya.

Warka ka soo baxay Wasaarradda laakiin markii danbe dib looga noqday ayaa u dhignaa in dowladda Soomaaliya ay dooneyso in wadahadal saaxiibtimo lagu xaliyo dagaalka Itoobiya.

Qoraalkii hore ee laga saaray Bogga ayaa u dhignaa siddan:

1.jpg

Wasiirka oo beenninaya qoraalkan hore

2.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this