Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga maamulaya doorashada xildhibaannada Banaadiriga oo la magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   
rooble.jpg?resize=1000%2C563&ssl=1

Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacowday xubnaha guddiga maamulaya doorashada xildhibaannada Banaadiriga ee gobolka Banaadir.

Wareegta ka soo baxsay xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa lagu magacaabay guddigan oo ka kooban 11 xubnood oo 3 kamid ah haween yihiin.

Guddiga maamulaya doorashada xildhibaannada Banaadiraga qeybtooda gobolka Banaadir ayaa magacyadoodu kala yihiin.

1. Sacdiya Aweys Cali Boolaay
2. Cabdulaahi Xasan Maxamed
3. Ibraahim Maxamed Cumar
4. Aweys Maxamed Xaaji Obey
4. Faadumo Shariif Xuseen
6. Siciid Cabduqaadir Xuseen
7. Nuur Maxamed Xasan
8. Maxamed Xaaji Maye
9. Maxamed Cali Axmed
10. Maxamed Cabdixamiid Axmed
11. Kheyrta Aweys Shariif

FB_IMG_16057242104357555.jpg?resize=720% FB_IMG_16057242195438850.jpg?resize=720%

PUNTLAND POST




The post Guddiga maamulaya doorashada xildhibaannada Banaadiriga oo la magacaabay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this