Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha hay’adda NISA oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi uu hoggaaminayo taliyaha hay’adda sirdoonka ee dalka Talyaaniga Gen. Giovanni Caravelli ayaa maanta booqasho qarsoodi ah ku yimid gudaha magaalada Muqdisho.

Giovanni ayaa soo dhoweyn, kadib kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

Labada taliye ayaa ka wada-hadlay xoojinta iskaashiga ka dhexeeya sirdoonada dalalka Talyaaniga iyo Soomaaliya, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay hay’adda NISA.

Halkan hoose ka aqriso:-125981781_3606861059365703_8783033203870628207_o.jpg?_nc_cat=100&ccb=2&_nc_sid=8bfeb9&_nc_ohc=JIXXemm_BjEAX9LtxTu&_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&oh=d6709e1bc32f5272769c6cef03e1e652&oe=5FD78FF1

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this