Sign in to follow this  
Deeq A.

Wararkii u dambeeyey ee Covid-19 oo soo laba kacleeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa dunida ku soo laba kacleeyay xanuunka COVID19, Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka uu dib ugu soo laaba kacleeyay cudurka, waxaa sare u kac ku yimid Number ka dadka laga helaayo xanuunka iyo sidoo kale warbixinnada ka imaanayo xarumaha Caafimaadka Guud iyo kuwa gaarka loo leeyahay ka helaynaa sare u kac ku yimid bukaanada la il daran calaamadaha xanuunka taas oo muujinayso .

Wasaarada Caafimaadka waxay dib u howl galisay gudiyada iyo tiirarka la tacaalida iyo xakameynta Caabuqa COVID19, waxay sidoo kale wasaarada caafimaadka dib u qaabayn ku sameesay hanaanka gurmadka iyo la tacaalida COVID19.

Waxaa si wanaagsan u shaqaynayaa xarunta wicitaanka dadwaynahay iyo Numberka Free ga a 449 oo ay dadwayanahay soo wici karaan xilli walba oo ay ka helayaan talo iyo ku xiriraan isbitaallada lagu dabiibayo COVID19.
Wasaarada Caafimaadka waxay dadaal dheeri ah ku bixinaysaa sare u qaadida baarita , Xoojinta wacyigalinta iyo tayaynta tabinta Qataraha.

Tirada guud  xogta COVID-19 dalka, laga soo billaabo  bisha March illaa November 2020

1 Tirada Guud ee labaaray Dalka 53,372
2 Tirada Guud laga helay dalka 4,382
3 Bogsashda guud ee dalka: 3,384
4 Dhimashada guud dadka u dhintay xanuunka 108

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this