Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cirro oo ka hadlay Guusha Xulka Gobolka Daad-madheedh oo qaaday koobka Horyaalka Kubada Cagta S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxa aan hambalyo & bogaadin u dirayaa Xulka Kubadda cagta ee Gobolka DAADMADHEEDH oo qaaday horyaalka kubadda cagta ee Jamhuuriyadda Somaliland 2020, waxa aad sannadkan muujiseen deedaal & karti dheeri ah oo aad ku xaqiijiseen guushiinna in aad hanateen horyaalnimada. Hambalyo! pic.twitter.com/Mir83wN6R7

— Cabdiraxmaan Cirro (@CirroSL) November 16, 2020

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this