Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowladda Qaatar iyo Qaramada Midoobay oo Kawada Hadalay Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Ergayga Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya James Swan oo ku sugan wadanka Qatar ayaa halkaas  waxaa uu kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowaldda Qatar.

Wasiirka arrimaha dibadda ahna ra’iisalwasaare ku -xigeenka dalkaasi Sheikh Mohamed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani ayaa ergayga kulan kula qaatay magaalada Doxa ee caasimadda dalkaasi.

Labada mas’uul ayaa kawada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay xiriirka Qatar iyo golaha ammaanka iyo xiriirka Qatar ay la leedahay Soomaaliya oo dhowaan galaysa doorashooyinka guud.

Dowladda Qatar ayaa waxaa ay sameyn badan ku leedahay xaaladaha guud ee Soomaaliya iyadoo xiriir fiican waxaa ay la leedahay dowladda hadda jirta .

Goobjoog News

 

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this