Sign in to follow this  
Deeq A.

Trump Oo Markii U Horraysay Qiray Guusha Joe Biden

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hadda xusay Joe Biden markii ugu horreysay inuu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha.

Barta Twitter-ka ayuu Trump ku qoray in Biden uu ku guuleystay sababta oo ah doorashadii la musuqmaasuqay, laakiin wax caddeyn ah uma soo bandhigo arrintaas.

Ma cadda in hadalkaas loo fasiran karo madaxweynaha oo qiraya guuldarro.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this