Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddi Loo Magacaabay Saameyntii COVID-19

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddiga baarista saameynta xanuunka Corona uu ku yeeshay dalka oo dhinacyo ka duwan ah.

Guddigaan oo ka kooban 9 xubnood ayaa waxaa ay sameyn doonaan uruurinta iyo wareysiyo ay la yeelanayaan hey’adaha quseeyo arrimahaan sida laga sheegay qoraal ka soo  baxay xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka.

                             Halkaan ka Akhrisho

1.png

2-1.png

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this