Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka oo ka doodaya Hindise Sharciyeedka Beeraha

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudanayaasha Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulankoodi caadiga ahaa ku leh xaruntooda Villa Hargeysa ayaa ka doodaya hindise sharciyeedka beeraha.

Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa lagu wadaa in ay akhrinta saddexaad ay marsiiyaan hindise sharciyeedka Beeraha Soomaaliyeed kaas oo horyaalla Golaha

Golaha ayaa lagu wadaa in ay dhowaan ansixiyaan Hindise Sharciyeedka Beeraha kadib markii ay dhammaystiraan Akhrinta iyo doodaha la xiriira Sharcigaas.

PUNTLAND POST

The post Golaha Shacabka oo ka doodaya Hindise Sharciyeedka Beeraha appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this