Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan Lagu Gorfeynayo Habsami Socodka Iyo Xoojinta Nidaamka Nafeqeynta Dalka Oo Lagu Qabtay Magaalada Gabiley

Recommended Posts

Deeq A.   

Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Lagu Qabtay Kulan Balaadhan Oo Lagu Gorfeynayo Habsami Socodka Iyo Xoojinta Nidaamka Nafeqeynta Ee Dalka.

Kulankan Ayaa Waxa Soo Qaban-Qaabiyay Xafiiska Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Oo Adeegan Nafaqeyntu Si Toos Ah U Hoosta

Kulankan Oo Ay Ka Soo Qeybgaleen Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada, Agaasimaha Fulinta Komishanka Xakameynta Aydhiska, Gudoomiyaha Haayadda Ambikam Iyo Madaxa Mashruuca Nafaqeynta Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ay Ka Mid Ahaayeen Iskuduwayaasha Laamaha Dawlada U Jooga Gobolka Gabiley.

waxaana Lagaga Hadlay Qodobo Kala Duwan Si Loo Dhiirigaliyo In La Taabagaliyo Barnaaminka Nafaqeynta Si Looga Midha-Dhaliyo Taabagalkiisa

Qodobada Kulanka Lagu Faaqiday Ayaa Kala Ahaa Sidan

(1)Ugu Horeyntii Waxa Lagaga Hadlay Bixinta Tababaraho La Xidhiidha Bixinta Mahsruuca Nafaqeynta.

(2)Doorka Haayadaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Dawladu ka Qaadanayaan Socodsiinta Iyo Ka Shaqeysiinta Mashruuca Nafaqeynta

(3)Kobcinta Aqoonta Lagu iftiiminayo Qiimaha Ay Nafaqeyntu Leedahay

(4)Dib U Eegis Lagu Sameynayo In La Ogaado Waxyaabaha Ka Hirgalay Qabsoomida Mashruuca Nafaqeynta Iyo Qorsheynta Hormarinta Mashruuca Ee Sanaddaha Soo Socda Si Looga Gun-Gaadho Hormarintiisa

(SLT-Gabiley)-Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Lagu Qabtay Kulan Balaadhan Oo Lagu Gorfeynayo Habsami Socodka Iyo Xoojinta Nidaamka Nafeqeynta Ee Dalka.

Kulankan Ayaa Waxa Soo Qaban-Qaabiyay Xafiiska Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Oo Adeegan Nafaqeyntu Si Toos Ah U Hoosta

Kulankan Oo Ay Ka Soo Qeybgaleen Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada, Agaasimaha Fulinta Komishanka Xakameynta Aydhiska, Gudoomiyaha Haayadda Ambikam Iyo Madaxa Mashruuca Nafaqeynta Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ay Ka Mid Ahaayeen Iskuduwayaasha Laamaha Dawlada U Jooga Gobolka Gabiley.

waxaana Lagaga Hadlay Qodobo Kala Duwan Si Loo Dhiirigaliyo In La Taabagaliyo Barnaaminka Nafaqeynta Si Looga Midha-Dhaliyo Taabagalkiisa

Qodobada Kulanka Lagu Faaqiday Ayaa Kala Ahaa Sidan

(1)Ugu Horeyntii Waxa Lagaga Hadlay Bixinta Tababaraho La Xidhiidha Bixinta Mahsruuca Nafaqeynta.

(2)Doorka Haayadaha Caalamiga Ah Iyo Kuwa Dawladu ka Qaadanayaan Socodsiinta Iyo Ka Shaqeysiinta Mashruuca Nafaqeynta

(3)Kobcinta Aqoonta Lagu iftiiminayo Qiimaha Ay Nafaqeyntu Leedahay

(4)Dib U Eegis Lagu Sameynayo In La Ogaado Waxyaabaha Ka Hirgalay Qabsoomida Mashruuca Nafaqeynta Iyo Qorsheynta Hormarinta Mashruuca Ee Sanaddaha Soo Socda Si Looga Gun-Gaadho Hormarintiisa.

IMG-20201110-WA0021.jpg IMG-20201110-WA0020.jpg IMG-20201110-WA0019.jpg IMG-20201110-WA0018.jpg IMG-20201110-WA0017.jpg IMG-20201110-WA0016.jpg IMG-20201110-WA0015.jpg IMG-20201110-WA0014.jpg IMG-20201110-WA0013.jpg IMG-20201110-WA0012.jpg IMG-20201110-WA0011.jpg IMG-20201110-WA0010.jpg IMG-20201110-WA0009.jpg IMG-20201110-WA0006.jpg IMG-20201110-WA0005.jpg IMG-20201110-WA0004.jpg IMG-20201110-WA0003.jpg IMG-20201110-WA0002.jpg IMG-20201110-WA0001.jpg IMG-20201110-WA0000.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this