Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha: Guddiyada Doorashada Dadban Ee 2020 Waxaa Ku Jira NISA iyo Shaqaale Rayid Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Madasha Xisbiyada Qaran oo warsaxaafadeed soo saartay magacaabista guddiyada doorashada ayaa dhaliilshay, iyada oo sheegtay iney ka mid noqdeen xubno ka tirsan NISA iyo shaqaalaha rayidka ah.

Dhankooda, magacaabista xukuumadda ee  guddigii soo xulista xildhibaannada labada gole ee Somaliland oo uu magacaabay Rooble ayey ku sheegeen mid baal marsan matalaadda.

Waxaa ay madasha sidoo kale ka digtay wax walba oo dhaawacaya hufnaanta doorashada.

123842424_375554803876710_6867386699489555626_o.jpg?_nc_cat=110&ccb=2&_nc_sid=8bfeb9&_nc_ohc=4eST2kS3M64AX9wnj3E&_nc_ht=scontent.fmgq1-1.fna&oh=8db68415ebcf49e6e1165d37adae9a5d&oe=5FCD9BF2

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this