Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha Xisbiyada Qaran oo ka hortimid guddiyada doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Warsaxaafadeed ka soo baxay hoggaanka Madasha Xisbiyada Qaran ayaa waxaa looga hadlay xaaladda dalka, siiba doorashooyinka.

Ugu horreyn Madasha ayaa ka hortimid magacaabista xubnaha guddiyada doorashooyinka, iyada oo shaacisay in lagu soo daray xubno ka tirsan hay’adda nabad sugida.

Sidoo kale qoraalkan ayaa waxaa lagu sheegay in xukuumadda Soomaaliya aysan sharciyad u laheyn inay soo magacowdo xubnaha guddiyada doorashada heer federaal ku metalaya gobollada Waqooyi.

Halkan hoose ka aqriso:-

FB_IMG_1604771812063

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this