Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdi Xaashi oo ka horyimid guddiga doorashada ee gobollada Waqooyi

Recommended Posts

Deeq A.   

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha golaha aqalka sare ayaa waxaa lagu sheegay in guddiga doorashada heer federaal ku metalaya gobollada waqooyi aanu aheyn mid siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland ku metali kara doorashada 20/21.

Cabdi Xaashi ayaa shaaciyey in magacaabista xubnaha guddigaasi oo uu xalay ku dhowaaqay ra’iisul wasaaraha aan laga sameyn la tashi guud.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in xubnaha guddiga la shaaciyey ay badi ka tirsan yihiin shaqaalaha madaxtooyada Soomaaliya, xafiiska ra’iisul wasaaraha iyo ciidamada nabad sugida, islamarkaana aan lagu kalsoonaan karin, sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoose ka aqriso:-

Aqalka

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this