Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoor Qoor oo ku dhowaaqay guddiga doorashada maamulka Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Glamudug, Axmed Qoor Qoor ayaa magacaabay guddiga doorashada ee heer dowlad goboleed, kadib wareegto ka soo baxday xafiiskiisa.

Guddigan oo ka kooban illaa sideed xubnood ayaa ka shaqeyn doono doorashada xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.

Sidoo kale labo ka mid ah guddiga waa Dumar, iyada oona lagu qeybiyey nidaamka beelaha ee 4.5.

Halkan hoose ka hoose ka aqriso:-

20201106_201307

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this