Sign in to follow this  
Deeq A.

Aqriso: Ra’iisul wasaare Rooble oo magacaabay guddi doorasho

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland.

Halkan ka akhriso magacyada Guddiga:-

ddddddddddd-744x1024

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this