Deeq A. Posted November 5, 2020 Madaxweynaha Koonfur Galbeed, mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), ayaa maanta soo saaray liiska guddiga doorashooyinka heer maamul goboleed. Guddigan ayaa waxaa uu ka kooban illaa sideed xubnood, kuwaas oo saddex ka mid ah ay yihiin haween. Halkan hoose ka aqriso:- View the full article Share this post Link to post Share on other sites