Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Lafta Gareen oo magacaabay guddi cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Koonfur Galbeed, mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), ayaa maanta soo saaray liiska guddiga doorashooyinka heer maamul goboleed.

Guddigan ayaa waxaa uu ka kooban illaa sideed xubnood, kuwaas oo saddex ka mid ah ay yihiin haween.

Halkan hoose ka aqriso:-

Guddiga

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this