Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdi Xaashi oo ka soo horjeestay guddiyada doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Cabdi Xaashi Cabdullahi guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka horyimid magacaabista guddiyada doorashooyinka ee 2020/2021-ka.

Qoraal uu soo saaray guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa waxa ku sheegay in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu ku tegay xubno uu u gudbiyey oo uu doonayey in lagu daro guddiyadaasi.

Guddoomiyaha aqalka sare ayaa sidoo kale intaasi ku daray in xubnaha guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka aysan metali doonin gobollada waqooyi.

Halkan hoose ka aqriso:-

123

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this