Deeq A. Posted November 4, 2020 (SLT-Hargeysa)-Fannaanka caanka ah ee Qamar Suugaani ayaa saaka dib u helay xorriyadiisa. Fanaanka Qamar Suugaani ayaa dhawaan lagu xidhay magaalada Berbera, xilli uu socdaal dhanka dhulka kaga yimid Garoowe. Fanaanka ayaa muddooyinkii danbe ku sugnaa magaalada Muqdisho. Source Share this post Link to post Share on other sites