Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug oo Shirkado Caalami Ah Heshiis Kula Gashay Dhismaha Dekadda Hobyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka dekedaha iyo Kalluumyesiga Galmudug Cabdinaasir Nuur Shuuriye ayaa talaadadii sheegay in wasaaradiisa ay heshiis caalami ah la gashay  shirkadda Oriental Company oo ay ku mideysan yihiin seddex shirkadood oo Turki, Ingriis iyoSsoomaali isugu jira oo ku howlan dhismaha dekedda hobyo.

Hishiiskaan waxaa dhanka Galmudug u saxiixay wasiirka dekedaha iyo kalluumeysiga, Cabdisabir Nuur Shuuriye, halka dhinaca bariga ay u mataleen Crom ltd, hobyo investment ltd, indian ocean holding ltd.

Xafladda saxiixa ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Holman Fenwick Willan (hfw), oo ah sharikad ka shaqeysa arrimaha sharciyada badda ee uk oo kala Talinaysa sharciga dowlad goboleedka Galmudug.

Shirkadda oriental ee fadhigeedu yahay london ayaa heshiiskan la gashay wasaaradda dekedaha iyo kalluumeysiga galmudug ka dib shirar xiriir ah oo bilihii la soo dhaafay ay la yeesheen wafdi uu hoggaaminayo wasiir Nuur Shuuriye, ”ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaaradda dekedaha qeyb ka mid ah.6fdee54e-b894-47ce-ac1d-95aa40d75863.jpg

ac145e8a-7f84-42d8-8246-d6079cee7645.jpg038d113a-defa-4564-9c26-b03bc8b11008.jpg

74a0e5bd-bdea-4ca2-80a0-aa5d3652c07d.jpg

620a6474-abb5-435e-851c-f3345cea467d.jpg

765c0617-ae30-45b0-baa0-3dc196cc58ce.jpg

8508dec3-3122-41ed-a46b-98c1129b666a.jpg

72045f8d-81e6-4093-952d-41c5848dcf47.jpg

fd22efe8-44c4-4a49-9fee-5269555ab2ce.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this