Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiyaha mucaaradka Tanzania oo xabsiga loo taxaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Booliska wadanka Tanzania ayaa xabsiga dhigay hogaamiyaha xisbiga ugu weyn mucaaradka, kadib markii lagu eedeeyay in uu huriyay muran ka dhashay doorashadii dalkaasi ka dhacday.

Freeman Mbowe ayaa la laxiray ilaa iyo laba hogaamiye oo kale kuwaas oo iyagana ku eedaysan hurinta dibad baxyo rabshado wato sida ay sheegayaan Booliska.

Mucaaradka dalka Tanzania aayaa diiday in ay aqbalaan doorashadii todobaadkii hore ka dhacday dalkaasi taas oo sy ku sheegeen in ay ahahd mid lagu shubtay

PUNTLAND POST

The post Hoggaamiyaha mucaaradka Tanzania oo xabsiga loo taxaabay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this