Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxay tahay sababta uu isku casilay madaxweynihii HirShabelle?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynihii dowlad goboleedka HirShabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay saq dhexe ku dhowaaqay inuu iska casilay xilka madaxweynaha ee maamulkaasi.

Warqad ka soo baxay xafiiska Waare ayaa waxaa lagu sheegay in isaga oo tixraacayo qodobka 52-aad ee Dastuurka HirShabeelle uu is casilay.

Sidoo kale wuxuu Waare qoraalkan uga hadlay dhismaha maamulka HirShabelle, wuxuuna hoosta ka xariiqay inuu jiro deg-deg badan, sida uu hadalka u dhigay.

Halkan hoose ka aqriso:-

Waare

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this