Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha oo Soojeedisay in Guddoomiye Xaashi Looga Dambeeyo Magacaabista Guddiga Doorashada Xildhibaannada Somalinad

Recommended Posts

Deeq A.   
Madasha Xisbiyada Qaran ayaa goordhow soo saartay War Saxadeed lagu dalbanayo in la ilaaliyo xuquuqda Xildhibaannada ka soo jeeda Gobollada Waqooyi u leeyihiin in si’ xor ah oo loogu doorto magaalada Muqdisho.
Madasha ayaa ku talisay in Guddoomiyaha Aqalka sare mudane Cabdi Xaashi looga dambeeyo magacaabidda Guddiyada loo xil saarayo maamulka Doorashada Mudanayaasha ka soo jeeda gobolada Waqooyi ee dalka maadaama uu yahay masuulka ugu sarreeyo ee la doortay kana soo jeeda Somaliland.

No description available.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this