Sign in to follow this  
Deeq A.

Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin  xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka looga hadlayaa  sharciyo dhowr ah.

Ajandaha kulanka xildhibaannada ayaa waxaa uu yahay Akhrinta saddexaad ee Hindise sharciyeedka Hay’ada Diiwaangalinta iyo bixinta Aqoonsiyadda iyo Akhrinta labaad ee Hindise sharciyeedka Socdaalka Soomaaliya.

Xildhibaannada golaha shacabka oo waqtigoodu sii dhacayo ayaa ayaa la filayaa iney maalmaha soo socdo ansixiyaan miisaaniyadda 2021-ka

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this