Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Nin oo Soomaaliya oo Goor-dhaweyd  la Dilay & Mid la dhaawacay+Dalka lagu dilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Laba Nin oo Soomaaliya oo Goor-dhaweyd  la Dilay & Mid la dhaawacay+Dalka lagu dilay

Waxaa goordhaweyd Magaladda Johannesburg Gaar ahaan Xafadda Cosma City lagu dilay labo wiil oo Somali ah,Halka mid kalena lagu Dhawacay

 

Allaha u naxariistee Wiilasha la Dilay ayaa Magacyadood lagu kala sheegay Abdisalan Ahmed Kooke iyo Qeys ,halka mid kalena la dhawacay

Falkan Waxashnimo ayaa waxaa uu dhacay  Fiidkii waxaana falkaan geystay budhcad Hubeysan oo South African ah ,ku darsoo ilaa hadda Police-ku ma qaban Ragii dilka gaystay.

Sawirka Mid ka mid ah Wiilasha la dilay

20201031_000922-300x256.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this