Sign in to follow this  
Saalax

SOOMAALIDA KU NOOL MINESOTA DALKA MARAYKANKA OO XAFLAD AY KU SHEEGEEN 26 JUUN AY KU

Recommended Posts

Saalax   

SOOMAALIDA KU NOOL MINESOTA DALKA MARAYKANKA OO XAFLAD AY KU SHEEGEEN 26 JUUN AY KU CUNSURIYADEEYEEN MUWAADIN S/LAND U DHASHAY

 

 

MINESOTA(OWN)-Waxaa soomaalida degan gobolka Minasota ee Maraykanka ay qabteen xaflad ku sheeg ay ugu magac dareen 26 juun xafladaas oo ay ka dhex muuqdeen fanaanada codka macaan ee reer s/land Hibo Maxamed hudoon "hibo nuura" ayaa waxaa isugu yimid daweyne aad u tiro bada dadkaas oo si weyn isu soo abaabulay iyagoo ka xun qabashadii doorashada s/land oo ku beegnayd 26 juun si aan hore xaflad metesha waqooyigii dalkii laysku odhan jiray soomaaliya ay u qabteen si xin iyo xasaradi ku jirto oo ay isu abaabuleen.

 

 

Dadka koonfurta soomaaliya oo ah dad ay dilootay qabiil jidh nacay ay u hayaan dadka reer s/land ee sharafta iyo qaderinta mudan ee iyadoo ay dumiyeen dalkoodii laayeen dadkoodii hadana aan u hayn wax xumaan ah leh aynu nabad iyo jaarnimo kuwada noolaano ayay weli nacaybkii iyo qabyaaladii sii wadaan, hadaba waxaa dhacday in nin muwaadin reer sland ah ku nool magaaladaa

uu si geesinimo ah iyadoo loo dabaaldegayo xornimadiisii uu gumaysigii ingriiska 26june ka qaatay loo dabaaldegayo uu tuurta ugu soo qaatay calankii calankii uu dib ugala soo noqday midowgii lagu hungoobay ee soomaaliya halkaana ay ku cunsuriyadeeyeen iyagoo ugu yeedhay a skar police ah. dhalinyarona u hanjabtay muwaadinkaa aan waxba gaysan ee mabda'iisa iyo fikirkiisa xalaasha ah

muujinaayay waxaan idin tusayaa muwaadinka oo ficilkiisa muujiyay anigoo ka xun maga muwaadinka oo aan hayn balse aan dib idinka soo sheegi hadii eebe idmo waxaan leeyahay meelkasta muwaadin xalaala oo wadankiisa iyo dalkiisa jecel baa jooga, qadiyadiisana aan ugala gabanayn cid allaale iyo cidii ka hor imaanaysa muwaadin guulayso guulayso guulayso

waa kan muwaadinkii ee reer s/land barsho wanaagsan.

 

 

 

9bd26b01ea.jpg

muwaadinkii oo si aan gabasho lahayn u soo galay isagoo camero sita dumar iyo ragna afka gacanta la saaray.

 

 

c4973cbe51.jpg

muwaadinkii oo la soo kala baxay calankiisii lana garab socda calankii soomaaliya.

 

 

muwaadinkii oo cadho xoogle ay ka muuqato sida loola dhaqmayna ka xun oo wada arkaysaan.

5d30bc486f.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this