Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulan Khusuusiya ayaa Qasriga Madaxtooyada ku dhexmaray  Madaxweyne Muuse Biixi & Mujaahid Axmed Mirre+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulan Khusuusiya ayaa Qasriga Madaxtooyada ku dhexmaray  Madaxweyne Muuse Biixi oo ay ku wehelinayeen Wasiiradiisa Arimaha Gudaha Max’ed Kaahin & Wasiirka Ciyaaraha Boos Mirre oo isku Dhinaca & Mujaahid Axmed Mirre Maxamed oo isna Dhinaca.

Kulanka oo Saacado qaatay ayaan la ogeyn Waxyaabaha laga wadahadlay

FB_IMG_1603969028593.jpg FB_IMG_1603969022015.jpg FB_IMG_1603969018510.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this