Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Qoor Qoor oo la kulmay wafdi ka socda beesha caalamka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ergayga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Mr. James Swan, ayaa maanta soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.

Wefdiga uu hoggaaminayey Ergayga Xoghayaha Guud QM ee Soomaaliya, waxaa qeyb ka ah qaar kamid ah Wakiiladda beesha caalamka sida; EU Nicole Miller, AU Francico Madeira, & IGAD Jamal Ahmed. waxaa Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb uu kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka DGM.

Intaa kaddib Wefdiga ayaa loo soo galbiyey Xarunta Madaxtooyadda GM. Halkaas oo ay kulan kula qaateen Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray Arrimaha; Doorashooyinka, xoojinta amniga & Iskaashiga DF iyo DX.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

122779582_3426453920724945_92724276514589360_o 122684006_3426453637391640_1158359782900448933_o (1) 122394528_3426453604058310_5686530991735141379_o (1) 122791327_3426453914058279_3639794564721657493_o

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this