Deeq A. Posted October 27, 2020 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin hor leh oo la xiriirta halista cudurka safmarka ah ee Covid 19 iyo saameynta uu ku leeyahay bulshada ka soo saaray magaalada Muqdisho. . Baaritaano ay sameysay shalay ayaa waxaa laga helay 44 qof . Tirada laga baaray Covid-19, 5-tii maalin ee ugu dambeeyay Soomaliya: 2,432 Waxaa Laga Helay: 44 Deegaanada Somaliland: 44 Lab: 34 Dhedig: 10 Waxaa ka Bogsasaday: 19 Dhimasho: 2 Tirada Guud ee Laga Helay: 3,941 Bogsashada Guud: 3,185 Dhimashada Guud: 104 View the full article Share this post Link to post Share on other sites