Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Waare oo magacaabay Xubnaha Hirshabeelle ku matalaya guddiga doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Hirshabeelle ku mataya guddiga doorashooyinka Federaalka iyo guddiga xallinta Khilaafaadka doorashooyinka.

Xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal ku mataya dowlad goboleedka Hirshabeelle, ayuu madaxweyne Waare u magacaabay Cabdinaasir Maxamed Guuleed iyo Maxamed Maxamuud Caddow.

Sidoo kale, xubnaha Hirshabeelle ku mataya guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka heer Federaal, ayuu Mr Waare u magacaabay Farxiyo Xassan Cismaan iyo Liibaan Cusmaan Nuur.

WAARRE.jpg?resize=720%2C926&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Waare oo magacaabay Xubnaha Hirshabeelle ku matalaya guddiga doorashooyinka appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this