Sign in to follow this  
Deeq A.

FIFA Oo Hambalyo U Soo Dirtay Wasiir Xamsa Saciid Xamse

Recommended Posts

Deeq A.   

Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFa ayaa hambalyo u soo diray Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamsa Saciid Xamsa oo xiligan loo magacaabay 19-October 2020.

Sequence-04.00_00_01_00.Still004-1024x76

Warqada ka soo baxday FIFa ayaa lagu yiri waan u hambalyaynaa Wasiir Xamza oo ah shaqskii ugu horeeyay ee u soo ciyaara Xulka Qaranka Soomaaliya ee loo magaacaabo ha’yada ugu soo saraysa isboortiga dalka ee Wasaarada Ciyaaraha ,waxaan u rajaynayaa guul iyo horomar wanaagsan,sidoo kale waxaan ugu baaqaynaa in bahda ciyaaraha Soomaaliya ay si dhaw u la shaqeeyaan.

1-1024x768.png

Magacaabista Wasiir Xamza  waxa ay abuurtay kalsooni badan,iyadoo bahda ciyaaraha Soomaaliya ay guul iyo horomar u rajeeyeen Wasiir Xamsa Saciid Xamsa iyo shaqaalaha Wasaarada Ciyaaraha dalka.

122607899_5299490763410052_1212753844965

Maxamed Xuseen Qalinle

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this