Sign in to follow this  
Deeq A.

HirShabelle oo shaacisay xubnaha ku metalaya guddiyada doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle  Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha maamulkaas ku matalaya guddiyada doorashada iyo xalinta khilaafaadka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed.

Xubnaha Madaxweyne Waare gudbiyay oo afar ah ayaa waxaa ay kala yihiin, Cabdi Naasir Maxamed Guuleed & Maxamed Maxamuud Caddo woo HirShabeelle ku matalaya guddiga hirgelinta doorashada dadbadan, Farxiyo Xasan Cusmaan & Liibaan Cismaan Nuur oo ku matalaya guddiga xalinta khilaafaadka.

Halkan hoose ka aqriso:-

Warqad-5

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this