Sign in to follow this  
Deeq A.

Galmudug oo soo gudbisay xubnaha ku metalaya guddiyada doorashada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa gudbiyay Xubnaha Galmudg ku matalaya Guddiga doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.

Xubnaha uu Madaxweyne Qoor Qoor gudbiyay oo afar ah ayaa waxaa magacyadooda ay kala yihiin:-

1-Garaad Yuusuf Maxamuud-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.

2-Mustaf Macalin Cali Salaad-Xubin Gudigga Xalinta khilaafaadka.

3-Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf-Xubin Gudigga Doorashooyinka.

4-Liibaan Axmed Xassan-Xubin Gudigga Doorashooyinka.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Ra’iisul Wasaare Rooble uu wareegto kusoo saaro Xubnaha guddiyada doorashooyinka & xalinta khilaafaadka, waxaana ilaa iyo hadda gudbiyay Xubnaha matalaya Dowlad Goboleedyada, Koonfur Galbeed, Jubbaland, Puntland & Galmudug, waxaana kaliya harsan Maamulka Hir-Shabeelle oo doorashooyin u diyaar garoobaya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this