Sign in to follow this  
Laba-X

Car i daar

Recommended Posts

Laba-X   

Jacaylbaro - weli ma meeshanaad soo gawsa waaweyntahay. micidu waa 3.5 wax qabadna malehe kala carar meesha!

 

paragon - Ma ninkii shalay godinta la dul joogey geedki darayga ahaa baa maanta hadlay!

Odaygow maad ka joogtid, lafahaagu waa liitaan anna shabaab baan ahayoo lowyahaan ku jebine. hays lurine lo'daadii raac. haha!

 

Arliyo, waxaa la yiri Maroodigu takarta saaran ma arkee, tu kale tan saaran buu arkaa. Adigu ma qisadeeni layaabka ahayd miyaad ilowdey durba?

Share this post


Link to post
Share on other sites
EboniQue   

laba-X The wig is for guys only (Odayada bidaartu gashey dee) and not for the

girls.

Hanagu darin anaga habluhu bidaar ma yeeshaana. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Laba-X   

ma yeeshaan aa?? maab beenta deysid Arliyoy, mise waxaan arkay hadaba waxey ahaayeen Salxanyahaagii, markaasaan bidaar moodey?

 

inaba caadi matihid hadaad salxanya dhaadheertahay Arliyoy gacaliso ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
EboniQue   

Loool that was good one.

Waar waa run, Gabdhuhu bidaar ma yeeshaan, Salxantuna waaba sexy dee :cool:

Adigu Malaha maalin jawigu kaa xun yahey ayaad aragtay inan salxanle. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Loool@maalin jawigu kaa xunyahay! Odeygu maalin jaadku uu bargo' ku yahay oo ay sanifaaddu sanka ka saaran tahay ayey inan bidaar leh u muuqatey :D ! Maa caleesh. Waa laguu yaqaan maalmaha xeyraanku badanyahay smile.gif .

 

Lol@LX. Adeer, adigaa dameeraha dhaqan-jirey misna ma anaad i moodey lo'leey lol. Waa ku sidee adeer, meel hayga dhicin! Goodigu aniga waa laygu yaqaan oo markaan goodiyo gacanteyda ayaa abid layska ilaalin jirey...oo waxaan ahaa nin gacan-godinle ah aa ragga halbowlaha masaar tumaatiya. Marka inkastoon iska yara odeyoobey welise xeeladdii dagaal iyo tabkii qoor-qoynta ahayd weli ma aanan illaawin!

 

Che- Lol, adeer saa kamaan wadin. Waxaan tallaalka ula jeeday in timuhu xagga danbe ee dhakada ku badan yihiin in xagga hore loo soo guurin karo :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this