Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cabdiraxmaan Beyle oo kormeer sameeyey + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka magacaaban ee maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya  Mudane Cabdirahmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer ku tagay Dekedda Magaalada muqdisho oo ah ISHA ugu weyn dhaqaalaha Soomaaliya.

Wasiirka iyo masuuliyiinta maamulka Dekedda ayaa iska xog wareystay sida ay shaqada u socoto iyo dar-dar galinta u adeegidda ganacsatada Soomaaliyeed.

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdirahmaan Beyle ayaa sheegay in muhiimadda kormeerkiisa in uu yahay in la dar dar galiyo howlaha dowladdu u qabato ganacsatada iyo bulshada Soomaaliyeed.

Wasiir Cabdiramaan Ducaale Beyle ayaa hadalkiisa sii raaciyay in ay dowladdu ay ka go’antahay sare u qaadidda dakhliga dalka, iyada oo loo adeegayo Ummadda Soomaaliyeed har iyo habeen.

Halkan hoose ka daawo sawirrada:-

vlcsnap-2020-10-22-04h04m09s117-1-1068x6 vlcsnap-2020-10-22-04h04m00s730-1-1068x6 vlcsnap-2020-10-22-04h03m53s975-1-1068x6 vlcsnap-2020-10-22-04h03m47s802-1-1068x6 vlcsnap-2020-10-22-04h03m45s498-1-1068x6 vlcsnap-2020-10-22-04h03m42s734-1-1068x6

vlcsnap-2020-10-22-04h03m42s734-1-1068x6 vlcsnap-2020-10-22-04h03m45s498-1-1068x6 vlcsnap-2020-10-22-04h03m47s802-1-1068x6 vlcsnap-2020-10-22-04h03m53s975-1-1068x6

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this