Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Bilad Sharaf Ku Abaalmarisay Duuliyihii Diiday Duqeyntii Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Maxamed Kaahin ayaa guddoonsiiyey Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed Dheere) bilad sharaf loogu abaal gudayo kaalintii uu ka qaatay badbaadinta shacabka reer Hargeysa.


Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed Dheere) ayaa wuxuu ka mid ahaa duuliyayaashii dawladii millatariga ahayd ee Siyaad Barre, Waxaana lagu amar lagu siiyey in uu soo rusheeyo magaalada Hargeysa.


13kii bishii July ee 1988 ayaa Duuliye Axmed Dheere oo watay dayaaradda dagaalka ee nooceedu ahaa MIG-17 go’aanna ku gaadhay in uu dayaaradiisa ku dajiyo xeebta Jabuuti, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this