Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisalwasaare Rooble oo Ku Dhawaaqay Golaha Wasiirrada Cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra,iisalwasaare Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhow oo caawa waxaa uu ku dhawaaqay golaha wasiirrada cusub, kuwaas oo ka la shaqeyn doona.

Wasiirrada la magacaabay ayaa waxaa ku jiro tiro yar oo cusub , halka in badan dib loo soo celiyey wasiirraadii la soo shaqeeyey Xasan Cali Kheyre.

Magacaabista-Golaha-Wasiiradda-1.jpg

Magacaabista-Golaha-Wasiiradda-2.jpg

Magacaabista-Golaha-Wasiiradda-3.jpg

Magacaabista-Golaha-Wasiiradda-4.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this